Maalinta Saadaasha Hawada oo Dunida laga xusay

0
377

KIsmaayo-(Idaacadda Waamo)-Maanta oo ay tarkhida ku beegantahay 23 march 2020 waxaa loo asateyey malinta saadaasha hawada meelo kamid ah dunida laga xusay.

Saadaasha hawadu waa muhiim marka laga hadlayo wadanka ,waxaa ay dunida qaar ku dadaaleysaa  kormeer ka dhinaca hawada ah waxa ayna  sameeyaan Adeegyada Saadaasha Hawada ee Qaranka.

 Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here