Maalinta Qaaxada aduunka oo Maanta Dunida Laga Xusayo

0
222

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sannad kasta, waxaan xusnaa maalinta Qaaxada Adduunka ee 24-ka Maarso si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee ku saabsan dhibaatooyinka caafimaad, bulsho iyo dhaqaale ee TB-da, iyo in la kordhiyo dadaallada lagu soo afjarayo faafitaanka cudurka Qaaxada ee adduunka.

Taariikhdu Markeey ku beegneed sannadkii 1882-kii ayuu Dr Robert Koch uu ku dhawaaqay inuu helay bakteeriyada keenta TB-da, taasoo waddada u furtay in cudurkan lagu baaro lagana daweeyo.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here