Maalinta Nabadda Aduunka oo Maanta Kismaayo laga Xusay

0
315

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Manta oo ay ku beegantahay 21 Septemper waxaa markii ugu horeeysay laga xusay Aduunka maalinta Nabada Caalamiga  ( International Day of Peace) waxaana xiligaasi ay aheed sanadkii 1981.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe ayaa sanadkii 2013 u asteeyay in 21 September in waxbarasho lagu soo afjaro dagaalada  Sokeeye ee jiray wadama qaar ,isagoona raacayay xuska Maalinta Caalamiga ee Nabada.

Maalinta nabadda ayaa waxaa maanta laga xusay magaalada Kismaayo waxaan munaasabada ka soo qeyb kale madaxweyn ku-xigeenka 1-aad ee dowlada goboledka jubbland, Wasiiro,  dhalinayro,ururada  bulshada Rayidka ah iyo Madaxa Hay’ada SWSO oo agaasimka xafladan ka qayb qaadaty.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here