Maalinta Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka Saxafiyiinta oo maanta dunida laga xusayo

0
85

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta (IDEI)waa maalin caalami ah oo ay Qaramada Midoobay u aqoonsan tahay sanad walba 2 November.

Maalintani waxay soo jeedinaysaa heerka isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta,taasoo weli ah mid aad u sareysa caalamka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here