Maalinka duur Joogta adduunka oo dunida laga xusay maanta

0
383

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa 3-da Maarso u aqoonsaday Maalinta Duurjoogta Adduunka.

Duurjoogtu waxay ka mid tahay noolaha aduunka jooga dalal badan ayaa duur joogta Qaabab kala duwan uga faa’iideysta.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here