Maalinta duulista hawada oo Maanta dunida laga xusay

0
333

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maanta waxaa ay ku beegantahay malinta duulista hawada oo loo asteeyey 12 Abriil waxaa dunida laga xusay malinta  duulista hawada oo ay ku asteesan tahay maanta balse dunida waxaa ay la daalaa dhacaysaa cudurka Corono Virus taas oo dadka loogu baaqay in ay yareeyaan isu imaantanka xafaladdaha loo qaban jirey xuska maalinta duulista hawada waxaa ayna soomaalia kamid tahay meelaha aan laga xusin balse dalal ka qaar ay xuusaan maalintan oo kale.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here