Maalinta caalamiga ee cadaalada bulshada oo dunida laga xusay

0
353

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Sanad kasta 20-February waxaa dunida laga xusaa Maalinka Caalimga ah ee Cadaalada,u jeedada ugu wayn ee laga leeyahay ayaa ah sidii dunidu u heli lahayd cadaalad dhamaystiran taas oo wada gaadha dhamaan dunida.

Gobolada Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha laga Xuso Maalinkan loo asteeyay  Maalinka Caalamiga ah ee cadaalada Dunida, Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa ka mid Goobaha laga Xusay.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here