Maalinta Caalamiga ah Ee Loo asteeyay Gudniinka Fircooniga Oo laga Xusay Magaalada Kismaayo .

0
334
Sanad Kasta 26 bisha 2,aad  Waxaa Dunida oo Dhan Laga Xusaa Maalinta Loo asteeyay Ciribtirka Gudniinka Fircooniga oo Laga Adeegsado Dalal Badan oo Ay Soomaliya Ka mid tahay.
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Loo asteeyay falkan Gurucan Ee Gudniinka ah ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.
Xaflada oo ay Soo Qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska Iyo Xaquuqul Iin Saanka Jubbaland ayaa Waxaa Kasoo qayb galay Masuuliyiin ka Kala Socday Hay’adaha Kala Duwan Ee u Ololeeya Joojinta Tacadiyada Haweenka Loo gaysto ,Xubno ka Tirsan Baarlamaanka Jubbaland,Masuuliyiinta Wasaaradda Haweenka ,Ururada Haweenka iyo Dhalinyara ,iyo Qaybaha kale Ee Bulshada ayaa ka qeyb galay.

Waxaa warbixintaan inooga diyaarisay:Hami Mohamed Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here