Maalinta Caalamiga ah ee haweenka oo Kismaayo laga xusay

0
390

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad si heer saro loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay hoolka daawad ee magaalada kismaayo munasabadan oo lagu weyneynayey maalinta haweenka ee 8 marso iyadoo guud ahaan caalamka si isku mid ah looga xuso waxaana ka soo qeyb galay masuuliyiin kala duwan sida madaxweyne kuxigeenka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland Agaasimaha Wasaaarada haweenka iyo xuququl insaanka Jubbaland Wasiiro xilibaano ka tirsan baarlamaanka jubbaland ururada bulshada,ururka haweenka Jubbaland  iyo hay’adaha samafalka.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here