Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubaland, Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud, iyo masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qeyb galay Munaasabadda xuska Maalinta Caalamiga ah ee Furdooyinka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda iyo Hormarinta Dhaqaalaha Jubaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.