Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad walba 18-ka Diseembar waxaa ay Qaramada Midoobay u asteeyay maalinta Caalamiga ah ee Afka Carabiga, waxaana Maalinta Caalamiga ah ee Luqadda Carabiga lagu xusaa doorka luqadda Carabiga ee kor u qaadida fidinta cilmiga, falsafada iyo ilbaxnimadihii hore.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.