Maalinta Boostada Adduunka oo maanta dunida laga xusayo

0
154

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalinta Boostada Adduunka 2023 waa dabbaaldegga sannadlaha ah oo aqoonsanaya muhiimadda ay adeegyada boostada u leeyihiin nolosheena iyo doorka ay ka ciyaaraan isku xirka dadka iyo bulshooyinka adduunka oo dhan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here