Maalinta AIDS-ka Aduunka oo Maanta oo dunida Laga Xusayo

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-1 December waa maalinta AIDS-ka aduunka, Maalinta AIDS-ka Adduunka waxa ay isu keentaa dad ka kala yimid daafaha caalamka si ay kor ugu qaadaan wacyiga ku saabsan HIV/AIDS iyo in ay muujiyaan midnimada caalamiga ah ee ka dhanka ah masiibada.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here