Maalinta AIDS-ka Adduunka oo Maanta Dunida Laga xusay

0
116
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sanad kasta maanta oo kale 1-da bisha December waxaa dunida laga xusaa maalinta wacyigelinta iyo ku baraarugga xanuunka HIV/AIDS.
Sanad kasta waxaa hal-ku-dheg u ah fariin gaar ah. Sanadkan waxaa hal-ku-dhiggu yahay – “Bulshadu hoggaanka ha qabato.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here