Maagalada Kismaayo oo lagu soo kordhiyay Gaadiidka Dab-damiska

0
271

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waaxda gaadiid u qaabilsan dowlad goboleedka Jubblanad ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigeen gaari nooca dabdamiska ah iyo shaqaalihii ku shaqayn lahaa iyadoona madasha lagu soo bandhigayay gaadiidkaan ay goob joog ahaayeen maamulka dabdamiska ee Jubbaland.

Gaarigaan dabdamiska ah ayaa ku soo aadaya xilli baahi weyn ay u qabeen shacabka magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbalanad, xilli maalmo ka hor maagalada kisamaayo uu ku basbeelay Gaari nooca xamuulka qaada oo uu dab ka gacay.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here