M.C.H,ka waxda Madiina ee xaafadda shaqaalaha ee Kismaayo oo ay soo wajahday Daawo yari

0
315

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka degfan xaafadda Madiina ee magaalada Kismaayo oo ay deganyihiin dadka dib uga soo laabtay xeryaha Qaxootiga Dalka Kenya ayaa sheegay in ay soo wajaheen caqabado dhowr ah,oo ka mid yihiin M.C.H,ka xaafadda,Suuq la’aan heysato xaafada,iyo wadada oo bacaad xidhay.

Khadra Bashiir Axmed oo ka mid ah howladeenada Isbitaalka Xaafadda ayaa sheegtay in  M.C.H,ka  uu shaqeeyo balse adeegyada uu bixiyo uu ku yaryahay dadka deggan xaafada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here