Liverpool oo ogaatay mudada uu garoomada ka maqnaan doono Andy Robertson  

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Liverpool oo ogaatay mudada uu garoomada ka maqnaan doono Andy Robertson, Xiddiga Andy Robertson ayaa la arkay isaga oo xidhan garabka xilli laga cabsi qabo in uu garoomada ka maqnaado muddo aad u dheer.

Daafaca ayuu dhaawac ka soo gaadhay garabka xilli uu gudnayay waajibaadka xulka qarankiisa kulamadii is reeb-reebka, Xiddiga ayaa dhaawac looga saaray kulana waxana uu taabbaraha xulkiisu sheegay in uu xiddigu dhaawacmay.

Sida laga soo xigtay Mirror, Robertson ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo kadib dhaawaca soo gaadhay, Wararka ayaa intaas ku daraya in uu Robertson maqnaan karo ilaa inta laga gaadhayo sanadka cusub ee soo socda.

May be an image of 3 people, people playing football, people playing soccer and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here