Liverpool oo guul lama filaan ah gaartay

0
127

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kooxda Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Newcastle inkasta oo ay inta badan ee ciyaarta 10 xiddig ahaayeen.

Kabtanka kooxda ee Virgil Van Dijk ayaa kaadhka cas looga saaray ciyaarta kadib markii uu khalad galay.

Van Dijk ayaa ah xiddigii 2-aad ee Liverpool ah ee loo taago kaadhka casaanka ah kadib Mac Allister kaas oo kulankii hore ciyaarta laga saaray.

Liverpool ayaa sidaas darteed ciyaarta looga saaray 2 xiddig laba kulan oo xidhiidh ah premier League markii ugu horaysay tan ilaa March/April 2015.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here