Liverpool oo Dooneyso Xiddig Ku Dhibaatoonaya Real Madrid.

0
364

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay si dhaw ula socoto xiddiga Rodrygo Goes ee kooxda  iyada oo kooxda Liverpool isha ku hayso in ay u dhaqaaqdo xiddiga xagaaga.

Xiddiga 20 jirka ah ayaa dhaliyay 8 gool iyo 9 caawin 23 kulan tan ilaa markii uu ku soo biiray Real Madrid Xagaagii 2019, markaas oo ay kasoo iibsadeen kooxda reer Brazil ee Santos.

Rodrygo ayaa si joogto ah ugu ciyaarayay kooxda Real Madrid qaybtii hore ee xilli ciyaareedkan laakiin waxa soo gaaray dhaawac u diiday in uu garoomada ka maqnaado ilaa December.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here