Liverpool oo Ciyaari Doonta Kulankoodii 2-aad ee Saaxiibtinimada Ka Hor Kulanka Arsenal.

0
280

Liverpool-(Idaacadda Waamo) Kooxda Liverpool ayaa Maanta Ciyaari Doonta Kulankoodii 2-aad ee isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub iyaga oo La Ciyaari Doona Kooxda Mayalka Adag ee RB Salzburg.

Reds ayaa Kaliya Sabtidii Ciyaartay iyaga oo 3 Maalin Kadib Ciyaaraysa Kulankii 2-aad ee isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda Liverpool ayaa La Filayaa Marti u Noqon Doonta Kooxda RB Salzburg Kulan Muhiim ah oo ay Liverpool isugu Diyaarin Doonto Kulanka Sabtida ee Arsenal.

Kadib Kulanka Liverpool ayaa Ku Laaban Doonta England iyaga oo Halkaas isugu Diyaarin Doona Kulanka Community Shield-ka ee ay La Ciyaari Doonaan Arsenal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here