Liverpool, Man City, Real Madrid, PSG iyo guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Champions League

0
237

Kulammo ka tirsan wareegga guruubyada tartanka Champions League ayaa caawa lagu ciyaari doonaa garoommo kala duwan oo ku yaalla dalalka qaaradda Yurub.

Real Madrid ayaa mid ka mid ah kulammada ugu xiisaha badan naadiga reer Taliyaani ee Inter Milan, halka Manchester City ay soo dhoweyneyso naadiga RB Leipzig, Paris Saint-Germain iyaduna ay la ciyaareyso Club Brugge, waana kulammada xilliga hore balse kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhex mari doona AC Milan iyo Liverpool.

Haddaba halkan hoose ka eeg dhammaan kulammada caawa laga ciyaari doono Champions League iyo saacadaha ay bilaaban doonaan:

Group A – Champions League

08:45 Fiidnimo RB Leipzig vs Manchester City

08:45 Fiidnimo Paris Saint-Germain vs Club Brugge

Group B – Champions League

11:00 Habeennimo  AC Milan vs Liverpool

11:00 Habeennimo  Porto vs Atletico Madrid

Group C – Champions League

11:00 Habeennimo Ajax vs Sporting CP

11:00 Habeennimo Borussia Dortmund vs Besiktas

Group D – Champions League

11:00 Habeennimo Real Madrid vs Inter Milan

11:00 Habeennimo Shakhtar Donetsk vs FC Sheriff

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here