Liveprool oo Guul-darro xanuun badan kala kulantay Kooxda Brighton.

0
299

Liverpool-(Idaacadda Waamo)-Kooxda Liverpool oo lagu ciyaarayay gurigeeda ayaa guul daro xanuun badan kasoo gaaray kooxda Brighton kulan ka tirsan Horyaalka Ingariiska.

Brighton ayaana mar kale soo afjaray rajada Liverpool ee Horyaalka iyadoo 1-0 uga badisay kooxda martida loo ahaa waxana goolka u dhaliyay Steven Alzate Daqiiqadii 56-aad ee ciyaarta iyadoo guud ahaan ay ciyaarta ku soo dhamaatay 0-1.

Guul darada soo gaartay kooxda Liverpool ayaa ka dhigan in Reds ay u dhacdo booska 4-aad iyagoo leh 40 dhibcood halka Leicester City oo  soo badisay ay gashay booska 3-aad ee kala sareynta horyaalka.ImageImageImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here