Liiska Xiddigaha u Tartamaya Abaalmarinta The Best oo lagu Dhawaaqay.

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- FIFA ayaa ku Dhawaaqay liiska xiddigaha u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee The Best.

Waxa la filayaa in la shaaciyo xiddiga ku guulaysta abaalmarinta The Best ee xiddiga ugu fiican adduunka, Xiddigaha ugu cad cad abaalmarinta waxaa kamid ah  Lionel Messi, Haaland, Rice, Mbappe.

Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska xiddigaha u tartamaya abaalmarinta.

May be an image of 12 people, people playing soccer, people playing football and text that says 'THE BEST FIFA MEN'SPLAYER NOMINEES BR OOTBALL JULIÁN ÁLVAREZ DOVA MARCELO BROZOVIĆ KEVIN DE BRUYNE İLKAY GÜNDOĞAN ERLING HAALAND EA7 RODRI 1 KHVICHA KVARATSKHELIA QATAR KYLIAN MBAPPE LIONEL MESSI K100 VICTOR OSIMHEN DECLAN RICE BERNARDO SILVA'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here