Leyrarka Cadceedda ku shaqeeya ee Deegaanka Goobweyn oo gabi ahaanbba damay

0
301

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saddex sano ka hor ayey aheyd markii ay wasaaradda Tamarta, Kheyraadka iyo Biyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ay ka hergelisay Sollar-ka cadceedda ku shaqeeyo Deegaanka Goobweyn,Sollarkaasi ayaa ka koobnaa ilaa 40 laambadood oo ay si weyn uga faa’iideysteen dadka ku nool deegaanka goobweyn balse hadda ma ahan mid gabi ahaanba ka shaqeynayo Deegaanka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here