Wararka Labada Aqal ee BJFS oo kulan wadajir ah ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2025-ka By Radio Waamo - November 5, 2024 0 54 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamuurida Fedaraalka dalka oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2025-ka. Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/11/warka-hamdi-gobolada-Labada-Aqal-ee-BJFS-oo-kulan-wadajir-ah-ku-ansixiyey-miisaaniyadda-dowladda-ee-sanadka-2025-ka.mp3 Share this:FacebookX