Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Alrahma Ayaa laba Ceelbiyoodyo ka hirgalisay Degaano Hoosyimaada magaalada Agabar ee Somaliland
Ceelbiyoodyadan ayaa waxaa bixiyay lacagta lagu dhisay Muxsiniin Soomaaliyeed.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.