Laanta Taraafikada Degmada kismaayo oo mamnuucday gaadiidka la dhigto hareeraha wadooyinka

0
182

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bartahamaha Magaalada Kismaayo oo uu maro Haljid oo Laami ah  oo ay Badanaa ay Gaadiidka Dowlad iIyo kuwa shacabka ay isticmalayaa  ayaa waxaa mararka qaar uu noqdaan Jaam ay sababaan   Gaadiidka la dhigto hareeraha Wadada ,waxaana arinkaasi cabasho badan ka muujiyay Darawalada wado Gaadiidka  isticmaala wadadaan.

Taliyaha Cusub ee ciidanka Taraafikada Degmada Kismaayo  Abdishakuur Dayib Sheekh oo lahadlay warbaahinta Ayaa Faah Faahiyay  Go.aanka kasoo  Baxay Laanta Nabad Galyada Wadooyinka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here