Laanta Nabad galayada wadooyinka Degmada Kismaayo oo Go’aamo kasoo saaratay gaadiidka dadwaynaha

0
367
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-laanta nabad galyada wadooyinka Degmada kismaayo ayaa maanta xareysay kudhawaad 100 gaari oo ah nooca dad waynaha ay adeegsadaan ee Basaska(BL) kadib markii ay fulinwaayen go’aano Horay loogu jediyay.

Xaruunta laanta taraafikada ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa saaka lagu soo xareyay baabuur badan oo ah nooca bulshada ay raacde ee looyaqaano blka
waxaana qorshaan uu qeyb kayahay sida la sheegay ka hortaga cudurka covid-19 kaasoo kisas badan laga xaqijiyay Degmada Kismaayo waxaana maanta la arkayay dad badan oo lugeynaayo wadooyinka si ay ugaaraan halka ay tiigsanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here