Laamiga mara bartamaha Baladweyne oo dib u dayactir lagu sameeynayo

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin Sufurrow ayaa si rasmi ah u daah furay dib u dayactir lagu sameynayo wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne taasoo waxyeelo ay u geysatay fatahaadii ku dhufatay magaalada.

Xubno ka tirsan rugta ganacsiga Hirshabeelle, tan gobolka Hiiraan, xubno ka mid ah maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan ayaa goob joog ka ahaa daah furka dib u dayactirkan lagu sameyanyo wadada laamiga.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here