Laamiga gala Dekadda Kismaayo oo Bacaadkii ku soo durkay laga guray

0
256
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadadan ayaa xiranto waqtiyadaan oo kale marka ay jiraan dabeylaha ,waxaa wadadaan isticmaala Gawaarida aad Dekadda magalada kismaayo.
Maamulka Dekedda Kismaayo ayaa waxay sameeyeen in ay bacaadka ka qaadaan wadadaan oo uu bacaadka gooyay,iyagoona ku baaqay in lagala qeyb qaato dhireynta wadadaan oo uu bacaadka ku soo durko.
Cowke Cali Cail ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here