La Taliye ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibada Mareeyanka oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

0
92
Kismaayi(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin iyo Xildhibaano katirsan Labada Aqal BFS ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xamza Warfaa oo ah La Taliyaha Madaxweynaha Mareykanka.
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa u magacaabay in Xamza Warfaa uu u noqdo  la taliyaha sare ee dhinaca Dimuquraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka
Qaar ka mid ah dhalinyarada Barbaarta Gaashaaman ayaa ku soo dhoweeyay mid ka mid ah cayaaraha dhaqanka ee laga cayaaro Gobalka Banaadir.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here