Kullumaysatada Deegaanka Goobwayn oo codsaday in laga caawiyo dhanka agabka kaluumaysiga

0
196

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dadka kallumaysatada ah ee ku nool deegaanka Goobwayn ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa  inta badan ka kaluumaysta halka ay isga darsamaan bada iyo bawiga Jubba halkaas oo ay sheegen in ay ka soo jilaabtaan kalluunka ugu badan ee ay soo saraan.

Kallumaysata deegaanka goobwayn ayaa sheegay in isku daraha bada iyo wabiga ay ka jiraan hirar iyo dabaaylo  kacsan ku waas oo aan u saamaxayn in ay bada gudaha u galaan si ay uga soo kaluumaystaan maadaama aysan haysan qalab ku filan oo ay uga gudbi karaan hirarka iyo mawjadaha kacasan ee ka jira isku daraha bada iyo wabiga .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here