Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa waxa ka jira kulayl daran kasaa oo sameeyay bulshada qaybeheeda ka la duwan
kulaylkani ayaa waxa uu sababy sare ukac ku yimid qalabka loo mis ticmaalo qaboojiyaha sida marwaxadaha faranjeerada Mukayfyada iyo waxi lamidka ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.