Kulanka Sanadlaha ah ee umulisooyinka Soomaaliyeed oo Kaqabsoomay Magaalada Kismaayo

0
384

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kullankaan oo uu Soo Qaban qaabiyay ururka ay Kumideysan yihiin umulisooyinka Somaliyeed ee Soma ayaa Ka qabsomay Magaalada Kismaayo Waxana Kasoo Qeyb galay Kudhawaad 60 Umuliso Oo Ka hawl galo Gobolka Jubba Hoose

Inta Uu Socday Kulanka Sanadlaha ah Waxaa Lagu Falan Qeyay Qodobo Kala Duwan oo ay Kamid Tahay Qorshaha Sanadka 2020, Xoojinta Isku Xirka Umulisoyinka Ka howlgala Gobolka iyo Dardar Galinta Howlaa Ururka SOMALI MIDIVES ASSOCIATAION

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here