Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo Sanadkiiba mar Qabsooma ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorshaynta & Xirirka Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbland waxaan kulanka Kasoo Qeyb-galay Qaar kamid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha Jubbaland Maamulka Gobolka Iyo Hay’addaha Kashaqeeyo Arimaha Samafalka Ee Ka howl-gala Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbiixnran inooga diyaariyay.