Kulanka is Dhaxgalka Dhalanyarada Koonfur-Galbeed oo laga Daah-furay magaalada Beydhabo

0
33
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyarada Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku qabtay Barnaamijka Wacyi-Gelinta iyo Isdhex galka Dhalinyarada Koonfur Galbeed.
Waxana kulankan kasoqeeb galay oo goob joog aha Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Maxamed Qeys Xildhibaano, Xog hayaha Ururka Dhalinyarada Koonfur Galbeed Dhalinyarada iyo marti sharafkale ayaa Goobjoog ahaa.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here