Kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland oo Lagaga hadlay Abaaraha

0
165
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubaland oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka iyo xoolaha oo ay weheliyaan xanuunno aan la garanaynin oo xoolaha ku dhacaya.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here