Kulanka billaha ee bahda Caddaaladda iyo Amniga oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradaha Cadaaladda iyo Amniga ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulankii billaha ee bahda Caddaaladda iyo Amniga.

Kulankan oo si joogto ah loo qabto ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta hay’adaha amniga iyo caddaaladda, dardargelinta adeegyada garsoorka, iyo sidii loo horumarin lahaa helitaanka caddaalad loo siman yahay.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here