Kulanka bahda daneeyayaasha Hanti-dhowrka gudaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan ay soo qaban qaabiyeen machadka hanti dhawrayaasha gudaha Soomaaliya ayna ka qayb galeen hanti dhawraha guud ee Qaranka Agaasimaha Bangiga dhexe ururka Bangiyada Soomaaliyeed ee madaxa banan, ururka Jamacadaha Muqdisho, ururka xisaabiyayaasha Soomaaliyeed aqoonyahano iyo Marti sharaf kale oo lagu casuumay ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Kulanka daneeyayaasha Kala duwan ee hantidhawrka gudaha ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixino cilmiyaysan oo ka turjumaysa masuliyadaha xirfadaha iyo waajibaadka hantidhawrka iyo hufnaanta xisaabinta si uu dalka u higsado horumarka kobaca dhaqaalaha si lamid ah dalalka horumaray.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here