Kulan loogu duceenayay Madaxweyne kuxigeenka hore ee Jubbaland oo Kismaayo lagu qabtay

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada magaalada Kismaayo ayaa maanta qabtay kulan duco iyo quraan akhris ah oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii Labaad ee Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here