Kulan looga Wadatashanayo aayaha jubbaland oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo 

0
472

Kismaayo(Waamo Radio) Kulan Kaan ayaa ku saabsanaa wadatashiga iyo midnimada jubbaland waxaana lagu qabatay magaalada kismaayo kaas uu soo qaban qaabiyay Pro Maxamed Cabdi Gaandi oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee baarlamaanka dowladda faderalka Soomaaliya iyadoona ay kasoo qeyba galeen  qaar kamid ah xildhibaanada jubbaland gollaha wasiirada jubbaland qeybaha kala duwan ee bulshadda rayidka.
Pro Maxamed Cabdi Gaanadi ayaa ka sheekeeyay marxaladihii kala duwaan uu soo maray dalka iisagoona sheegay in doorashadda jubbaland ay ku qabsoomi doonto waqtigii loogu talagalay  lana dhisi doono guddigii doorashooyinka jubbaland hogaamiyaha isa soo sharaxi doonana looga baahanyahay  in uu buuxiyo sharuudaha musharaxnimo.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedineysa Foos cali Cabdiraxmaan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here