Kulan looga tashanayey ilaalinta Mashaariicda danta guud oo lagu qabtay Degmada Mahadaay

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo loo qabtay kulan u so qaban qabiyay mamulka Degmada islamarkana looga hadlayay ilaalinta Mashaariicda danta guud ee laga hirgeliyey degmadaas ayaa waxa kaso qeyb galay Maamulka degmada iyo qey baha kala duwan ee bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here