Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamigga ee Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah-furtay kulan wadatashi ah oo socon doona mudo labo cisho ah kaas oo u dhaxeeya qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowlada goboloedka Jubbaland, islamarkaana looga arinsanayo dajinta howl-mashruuceedka barnaamijka xalka Waraa ee dib u dajinta barakacyaasha iyo dadka dib ugu soo guryo noqday Dalka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.