Kulan looga hadlayey xoojinta wada shaqeynta Hay’adda WFP iyo Wasaaradaha Jubbaland oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa shir gudoomiyay kulan u dhaxeeyay qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo wakiillo ka socday Hay’adda QM u qaabilsan arimaha cuntada ee WFP.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here