Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Bay’ada iyo Duur-joogta dowlada KGS ayaa Baydhabo ku qabatay Barnaamij ku saabsan Qorista iyo Diyaarinta istaraatiijiyada Arrimaha Deegaanka iyo Dhulka 5-ta sano ee soo socota. Waxaana qorista barnaamij kaan ka qeyb qaatey inta badan shaqaalaha wasaaradaha KG si ay isula gorfeeyaan Arimaha Deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.