Kulan looga hadlayey Horumarinta xirfadda sharci Qorayaasha oo lagu qabtay Muqdisho

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa waxuu magaalada Muqdisho ka daafuray Kulan looga hadlaayey horumarinta hab-raaca sharci qoridda iyo kor u qaadida xirfadda sharci qorayaasha Qaranka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here