Kulan looga hadlayey Amniga oo Boosaaso lagu qabtey

0
269

Boosaaso-(Idaacadda Waamo)-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Mudane Xuseen Cali Maxamuud ayaa Shir Guddoomiyay Shirka khamiis laha ah oo ay yeeshaan Dhamaan Taliyeyaasha Saldhigyada Taliyaasha Rugaha iyo Dhamaan saraakiisha Ciidamada Gobalka Bari.

Shirka Shirka waxaa Maanta gorfeeyay xaqiijinta Amniga Boosaaso iyo Bandowga oo sidii uga sii socon doona Xaafadaha Magalada Boosaaso

Dhamaan Ciidamada ayuu Taliyaha faray in ay Dadka ku wacyigaliyaan in ay qaataan fariimaha Caafimaad Ee Wasaarada Caafimaadka Puntland ay bixineeyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here