Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daahfurtay kulan ku saabsan Joogteeynta xal u helidda iyo hoos u dhigida isticmaalka Dhuxusha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.