Kulan looga hadlayay xoojinta adeegyada Caafimaadka dalka oo Muqdisho lagu qabtay

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Daladda Caafinet oo ah dalad ay ku midesanyihiin xarumaha Caafimaadka ee garka loleyahay ayaa xaflad ay ku diwaan gilineysay xaruma cusub ku qabatay Magaalada Muqdisho ee Casimada dalka.

Xaflada lagu diwaan gilanayay xarumaha cusub ee Caafimaadka ayaa waxa kaso qeeb galay dhaqatir aqoyahana iyo qeybaha kaladuwan ee Bulshada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here