Kulan looga hadlayay xal u helidda shaqaaqo ka dhacday deegaanka Iji ee gobalka Shabeellada Dhexe

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulankaan looga arinsayay sidii xal looga gaari lahaa beelo ku dagaalamay deegaanka Iiji oo hoos taga degmada Mahadaay ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle,Nabadoonada beelaha dagaalamay iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Nabadoonada ka kala socday Labada beelood ee dirirta dhex martay ayaa ka hadlay go’aankooda iyo u jeedka kulanka laga lahaa.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here